Free Web Hosting Provider - Web Hosting - E-commerce - High Speed Internet - Free Web Page
Search the Web

Welcome To My Homepage

Barasha Aalada Computer ka Somalia arlines photo My brother Axmed photo Warar/ciyaaro/iyo barmaamijyo kale/ Ila'qosal Hoyga suugaanta qolka raadinta jaceyl dhab ah webkan waxaad ka heli kartaan warar/ciyaaro/sheekooyin jaceyloo dhab ah/ila qosol. Quraan iyo Muxaadaro Welcome family of Gaas Ku soo dhawoow maxamed gaas webkiisa Welcome To My Homepage

Qolka raadinta jaceyl dhab ah!

Halkan waxaad ka heli kartaan saxiibo kala duwan sida jaceyl dhab ah iyo guurba leh waxanan idin leenahay ku soo dhawaada gacmo furan .

hanasho jacayl dhab ah.

Century Abtirsiga Soomaliyeed Sheekooyinkii  Kun Habeen iyo Habeen KU BARO COMPUTER-KA AFKAAGA HOOYO RAAXADA GUURKA SHEEKOOYIN QOSOL AH, IYO MUDA DAALO TOGDHEER.4T.COM not for news index_1.html Maxaa lala kulma geeri kadib...! Togdheer.4t.com Hoyga Heesaha soomaliyeed Maqaalo Xiiso Badan MUCJISADII DAHSOONAYD waa sheeko dhab ah QAADKA  IYO DHIBAATOYINKIISA Ganacsiga, Guurka iyo Wax yeelada Taariikh Soomaliyeed: Waagi Faraacinta ila iyo Dagaladi Sokeeye WAAX MAXAY JACAYLKU MA IS WAYDIISAY WALI? Warar Goos-Goos ah. XUSUUSNAW  WALIGAA Breaking the Magician's Code: Magic's Biggest Secrets Finally Revealed Blank

Jacaylku waa lama huraan

     

2005-07-21   19:26:47

AKHRISTE  hadii aan adiga ku waydiiyo waa maxay jacayl waxaa markiiba maskaxdaada kusoo dhacaysa in uu yahay jacaylku ,waxa aabaha iyo hooyada kulmiya.

Jawaabtaadu hadeey sidaa tahay ma fikrad xumid waayo hadaaney is jeclaan waalidkaagu adigu maad dhalan-lahayn.

AAn kaa siiyo fikrad fiican hadaba jacaylka .....

Markaynu dib u raacno dhacdooyinka iyo sooyaalka waayaha, run ahaantii waxaynu odhan karnaa ummadaha adduunka ku dhaqan hadii aynu weydiino waa maxay jacaylku? Shaki kuma jiro afkay doonaanba ha ku hadleene, inay wax inooga sheegi karaane, soomaali ahaan inagu maxaynu ku tilmaami karnaa jacaylka?!! Markase la soo hadal qaado markiiba maxaa maskaxdeena ku soo dhaca?!! Sidee ayaanu ruux kastaba u arkaa?!!! Maxaase lagu gartaa qof kuu asiibo?!!!.

Hadaba intaynaan u bixin ka jawaab celinta su'aalahan, ninkii iska hadlayaaba ha iska hadlee jacaylku wuu jiraa, waxaanan ku sharxi karaa waa abuur dareen oo dabiici ah oo uu qofi qof kale ugu gudbiyo aragti, hadaan si kale u dhigana JACAYLKI waa hanasho waa jamasho waa hilow, waana ruuxay naftu tebayso, hadh iyo habeena ay ku hamido.

Run ahaantiina Jacaylka dhabta ahi ma gudho mana dhamaado, had iyo jeerna qofka wax jeceli afkaasi kama dhigo ruuxuu jecel yahay, mar arrintaasi lays weydiiyeyna waxaa laysla gartey hadal hayntaasi joogtada inuu uga dhawaanayo, wehelna uu ka dhiganayo, waxaa kaloo la xaqiijiyey inay riyaduna xad dhaaf tahay, waana iska suurowdaa inuu habeenkiina ku qarwo!!!!!!.

 

love  is  feeling  cold in  the  back of  vans        love  is  a  fanclub  with  only  two  fans

                                       love is walking  holding   paintstained  hands                              

love  is  Fish  and   chips  on  winter  nights       love  is   blankets   full  of  strange delights

                                      love  is  when  you  don,t   put out  the lights

love is the  presents  in  christmas  shops         love is when you are feeling top of the pops

                                     love  is  what happens   when  the  music  stops

love is white paints   lying  all  forlorn               love is  a  pink  nightdress  still  slight  warm

                                      love is when   you have  to leave  at   dawn

love       is       you    an   love    is  me                  lave    is   a   prison    and   love  is   free

                                      love´s    what´s  there    when   you ´re away    for    me

 


 

 

 

contact  Abdi karim

skyword268@hotmail.com

abdikarimsweden@hotmail.com

                   

Sample Photo 1

"I Love You Xaliimo" Wiil isu jar-jaray jaceyl aawadiis  


Ma jiraan laba qof oo ku doodeysa in uu jiro Jaceyl ama keeni karo dhibaatooyin iyo faa`idooyin labada waa kuwa mar waliba la filankaro taasi oo ku timaada nafta wax Jecelaatay .


Jaceylka waa koob uu ka buuxo hawo cid walba oo leh wadna shaqeeynaya ay dooneyso in ay cabto , waa doon bilaa shiraac ah oo mowjadaha badda si nabad ah ku mareysa, marna waa gil gilaha aduunka waana qaraar marna wa macaan sida uu ku soo maro .

Nafta wax jecel mar waliba waxa ay qaadaa talaabooyin xanuun badan oo lagu muujinayo baaxada dareen Jaceyl ee u hayo sida nata la jeclaaday loogu war giliyo xanuunka taagan ee loo qaaday .

Hadaba Aadan Cali Sabriye waa wiil soomaaliyeed oo ku jira da`da 20-aad kuna nool magaalada Cape Town ee S/africa ayaa iminka la daalaa dhacaya dhibaatooyin ka soo gaaray Jaceyl xoogan oo uu u qaaday gabar ay ehel yihiin iyadoo si uu ugu muujiyo Jaceylkaasi sameeyay talaabooyin uu jirkiisa ku dhawaacay .

Aadan Cali ayaa sameeyay qaliin uu ku sameeyay jirkiisa taas oo uu uga gon lahaa soo bandhigadda jaceyl dilooday oo in badan uu qarsanayay taasi oo uu u qaaday inanta ay ehelka yihiin iyadoo baaxadda Jaceylka ku soo bandhigay gacantiisa sida isaga oo ku qoray Jaceylka haya iyo magac inanta uu la dhacay .

"In aan jirkeeyga ku qoro Jaceylka iyo magaceeda waxa aan uga gon lahaa si aan ugu bandhigo Jaceylka aan u hayo , lama aan hadal waa qarsanayay , in aan jeclaaday ayaan marqaati uga dhiganayay gacanta", ayuu yiri dhibane Aadan Jaceeloow .

Iminka oo dhibkaas isu geeystay ayuu hadana si weyn u dareemayaa cidlo dhanka Jaceylka oo uusan hayn wax gacan qabasho ku aadan jaceylka walaan ee aan indhaha laheyn oo uu u qaaday inantaasi.


"Haa sxb wax hor mar ah iminka ma hayo , xiligii dhibka bilaawgisa niyad dhis ayaan dareemayay iyo in wax qabasho imaanyso sida aan ka dareemayay , laakiin xaalka sidaa ma noqon niyad jab iyo jahwaeer ayaan la kulmay ", ayuu ii raaciay Aadan .

Iyadoo dhibkaasi idil uu maray Aadan jaceeloow hadana waxa uu ii sheegay in ay ka go`an tahay in uusan quus dhigin uuna aaminsan yahay in mar uun ay wax isbadli doonaan taasi oo micnaheedu u gartay in maalin uun uu wehel helo doono .

Aadan Cali Sabriye xanuunkaani Jaceyl ka sokoow waxa uu ka dhexlay in uu mu`alif geeraar noqdo iyadoo uu sameeyay geeraaro badan oo iminka dadka reer S/africa ay isugu diraan Mobailka sida :

Tiro dumar la soo xulay tii ugu jirtay aya tahay ,timir` iyo tufaax canab talaalan ayaa tahay
Ubax talaalan fiid soo tarmata ayaa tahay,Talisadii haweenka iyo tiirkii noloshaa tahay.
Nafta wax ay ku taliso taladaadaa u horeysa , Isha waxa ay ku qaboowdaa aragtidaada
,
Iyo waliba geeraaro kale oo halkaan lagu soo koobi karin .
Aadan ayaa si hoose iigu muujiyay in dhibaatooyin badan uu ka qaaday Jaceylkaani xanuunka badan sida feker xad dhaaf iyo bulshanimadii oo ku sii yaraaneyso iyadoo uu sheegay in Jaceylkaani oo u qorsanaa uu ahaa mid dhanka dalka Kenya ku soo bilawday muddo haatan laga joogo sedex sano .

Aadan Jaceeloow ayaa haatan muujiay in uu talo iyo tusaale ka sugayo aqrisatayaasha , iyadoo dhanka kale uu ku booriyay dhalaanka soomaaliyeed in ay ka fogaadaan sameyn Jaceyl been ku saleeysan , isla markaana loo baahan yahay in kalsoonida iyo jiritaanka Jaceylka la dhowro .

Waxaana xusid mudan in sida uu ii sheegay Aadan in aan laga aqoon S/africa qadarinta Jaceylka iyo waxa la yiraahdaba iyadoo laga yaqaan Bac Madoow oo uu ii sheegay in ay tahay Lacag uun oo Jaceyl aan la aqoon S/africa lacagta ay ka tahay Jaceylka ka jira .

Inkastoo uusan Aadan bacmadoowga ka marneyn hadana waxaa u sii dheer in Jaceyl xanbaarsan yahay inakstoo uu cidla dareemayo , waxaana iminka loogu yeeraa Aabaha Jaceylka maadaama halkaan Jaceylka looga qoslin .

Cidii dooneysa talo iyo tusaale in ay siiso dhibane Aadan Cali kala xariir :
ll_CooL_a18@hotmail.com
ama Tel:+27731450045

Cismaan Xasan Cali (Fantastic)
ossmanfantastic@otmail.com

Notifying Visitors of Site Enhancements

Another idea for my home page's text is notifying visitors about the enhancements I put on my site. For example, I want visitors to sign my guestbook or fill out my survey Form E-mailer to answer questions about my site, my business, or my site's topic.

Need some extra help building your site? Here are some topics that may be helpful.

Customizing and Personalizing My Site

I might not want a large amount of text on my home page if I want to guide visitors toward my other pages. Instead of text, I can add photos or interesting links. One of the first things I would want to do is choose a template that reflects what my site is all about. Colors and themes are a great way to reinforce the message and purpose of my site.

Behind the Scenes of My Home Page

Even if I don't put much text on my home page, it's a good idea to include hidden tools that will help me promote my site, so people other than my friends and family actually see it. For example, I could add meta tags, which are hidden codes that allow search engines to find my site. I could also install stats and a counter so I know how many people are visiting. If not many are visiting, submitting my site to search engines will guide more traffic to my site.